Back to Events

Fahamka Fahamka ADHD ee Hooyooyinka iyo Hablaha Soomaaliyeed

Public Event 23 Sep 2026, 3:30 PM Hodan Hospital
Somali Medical Students Association (SOMSA) iyo Somali ADHD Foundation (SAF) waxay si wadajir ah idiinku casuumayaan kulan wacyigelin ah oo ku saabsan: “Fahamka ADHD ee Hooyoyinka iyo Hablaha Soomaaliyeed”
Kulankan waxaa diiradda lagu saari doonaa fahamka ADHD, calaamadaha lagu garto, saameynta uu ku leeyahay hooyooyinka iyo gabdhaha Soomaaliyeed, iyo muhiimadda taageerada iyo fahamka bulshada.